Jacaylka Dhabta Ah Iyo Guusha Lamaanaha
Waxa aan ku soo qaadan doonaa mawduuc ku saabsan qiimaha uu leeyahay jacaylka u dhaxeeya labada qof ee is qaba, inaga oo sharaxayna macnihiisa cadaynaynana sirihiisa iskuna taagayna ...
Ciyaartoy GOFINDHA oo gaadhi la guddoonsiyay
Ciyaartoygii goolkii ugu horeeyey dhaliyay intii ciyaaraha Somaliland socdeen ayaa gaadhi crown ah ku guddoomay hotel KAAH ee magaalada Hargeysa kaas oo uu guddoonsiiyay Xassan Xiis ...
Xaguu Ku Dambeeyey Komishankii Tacliinta Sare?
Waxaan yar jecelaystay inaan ka hadlo ahmiyada jamacadaha u leeyihiin dalka iyo dadka iyo dayaca baahsan ee ardayda Somaliland ka haysta jamacadaha ee xukuumada Somaliland ka warqabto ...
Dhalinyaro lakala diray
Waa barbaar si wacan u kortay. Waana buugleey, qalinku walaaleeyay. Waa ubixii waddankan berri hagi lahaa. Aqoon durugsan iyo isfahan baa ka dhexeeya. Si kale kuma garatide, waa rag ...